Doorashada Golaha Shacabka oo maanta ka bilaabaneysa Galmudug iyo xubno lasii og yahay…

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug  ka bilowdaan doorashada Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Labo kursi oo katirsan golaha shacabka ayaana maanta lagu dooranayaa magaalada Dhuusomareeb, waxaana labadan kursi durba yihiin kuwa lasii ogyahay cida kusoo baxeysa ama ku guuleesaneysa. Kuraastan oo sumadooda kala yihiin HOP26  & … Continue reading Doorashada Golaha Shacabka oo maanta ka bilaabaneysa Galmudug iyo xubno lasii og yahay…